TataarKu asal ahaaN waxay kasoo jeedaan
Wadanka loo yaqaano mangolia waxayna ahaayeen dad dhiig cap ah iyagoo wakhtigaas
Duulaano xoogan ku qaaday quwadihii wakhtigaas jiray oo ubadnaa islaam
Waxay mudo yar ku qabsadeen dhulal aad u balaadhan waxayna soo afjareen qaar kamid ah duwalkii ugu waynaa taariikhda aaadamiga wakhtigaas waxay japiyeen quwadihii ay ka midka ahaayeen adwlah al khawaarisam
Aldawlah al cabaasiya iyO cristans pdan

0 Comments